Filimkan ma ahan mid loo daawado maaweelo kaliya, balse waxa uu leeyahay casharo dhaxal gal ah:
Filimka waxaa jilaa (Aman), Saif Ali Khan (Rohit), iyo Preity Zinta (Naina). Sheekadu waxay ka bilaabmaysaa magaalada New York. Naina waa gabar qalbi jajaban oo nolosha ka quusatay sababtoo ah dhimashadii aabaheed. Rohit waa saaxiibkeeda kaftanka badan, laakiin qalbigiisa uma dillaacmin jaceyl. kal ho naa ho af somali